• Allmudug.org
  • SomSport
  • Bartamaha
  • Garowe Online
  • Jijigawe
  • Radio Gedo
  • Somali Voices
  • Somali Swiss
  • Wariye
  • Halgan
  • NASSNET
  • Dulmane.com
  • Togane.org
  • Waaga Cusub
  • Kilili 5aad
  • Dhagaxtuuri
  • IGAD- Somali
  • Somaliwide.Net
  • SAMADDOON
  • Somali Doctor NT
  • 4somaliwomen
  • AllPuntland
  • Allsomali.com
  • AllDalka
  • Allgedo Online
  • Arhotaba
  • Arlaadi Online
  • Arlaadinet
  • Afgoi.com
  • Awdelnews.com
  • AllSafari (Video)
  • Afrikada Bari
  • Bakaaraha
  • Baafin.com
  • BBC Somali
  • Balcad.com
  • Benadir-Watch
  • Benadir
  • Berlula Online
  • Burtinle  Online
  • Buurhakaba
  • Buulaay
  • BAIDOA.COM
  • Biyo Kulule
  • Codk Somali
  • Galbeed
  • Cadayga
  • Cayaaraha.com
  • Ceelbuurnet
  • Cadaado.net
  • CeelBuur
  • Codka Somalia
  • Bulugleey
  • Dayniile
  • Dhahar
  • Deeyoo
  • DjiboutNet
  • Diinsoor
  • FALSAN
  • Gedonet
  • Gedohomepage
  • Geeska Afrika
  • Goldogobsite.com
  • Goobjoog
  • Gashaamo
  •  
    >>Read More    
    Dawlada Puntland Oo Ka Hadashay Dagaalka Gaalkacyo.
    ...
    28 Apr 2011
    Maamulka Cusub Ee Gobolka Mudug Oo Sheegay Inay Magaalada Gaalkacyo Bandow Ku Soo Rogeen.
    ...
    28 Apr 2011
    WAR DAG DAG AH
    Waxaa Magalad gaclkaayo ee gobalka mudug soo garay Ciidamo ...
    27 Apr 2011
    Dagaal Culus Oo Ka Bilawday Magaalada Gaalkacyo.
    ...
    27 Apr 2011
    Xil Wareejin Ka Dhacday Xarunta Maamulka Gobolka Mudug(Daawo Sawiro).
    Sii Akhri Faah-faahinta Warka....
    26 Apr 2011
    Madaxwayne Shariif Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay.
    Sii Akhri Faah-faahinta Warka...
    26 Apr 2011
    Madaxwayne Shariif Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Jabuuti.
    Sii Akhri Faah-faahinta Warka....
    26 Apr 2011
    Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Mudug iyo Wafdi Balaaran Oo Uu Hogaaminayo Oo Gaalkacyo Soo Gaaray(Daawo Sawiro).
    Sii Akhri Faahfaahinta Warka Iyo Sawiradaba....
    26 Apr 2011
    Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Mudug Oo La Filayo Inuu Gaalkacyo Soo gaaro.
    Sii Akhri faah-faahinta Warka....
    26 Apr 2011
    Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Boosaaso Ka Dhoofay.
    ...
    26 Apr 2011
    ninka isagu sheegta inuu yahay Eng Axmed Abuu-Bakar balse aan laheyn Jaamacad uu ka baxey ayaa dagaal qarsoon ku haya shacabka reer Puntland Akhristow waxaan maanta jecleystay inaan idin la wadaago arin siyaasadeed oo aad moodo in-dadka reer Puntland eysan siin wax ahmiyad amase fiir-gaar ah. Hadaba akhriste maxaad kala socotaa siyaasada Tv-Universal...
    26 Apr 2011
    Waxgaradka Puntland Oo Cambaareeyay Dilkii Nabadoon Siciid Cumar Xasan Kaashawiito.
    Sii Akhri Faahfaahinta Warka....
    25 Apr 2011
    Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari Oo Ka Hadlay Xaalada Amaan Ee Gobolka Bari.
    Sii Akhri Faahfaahinta Warka....
    25 Apr 2011
    Nabadoon Siciid Cumar Xasan Kaashawiito Oo Caawa Boosaaso Lagu Dilay
    Boosaaso(Allmudugnews.com):- Allaha U Naxariistee Waxaa Caawa Gudaha Magaalada Boosaaso Lagu Dilay Nabadoon Siciid Cumar Xasan Kaashawiito Oo Ka Mid Ah Ahaa Nabadoonada Sida Wayn Looga yaqaan deegnaada Puntland....
    25 Apr 2011
    Gen.C/samad Cali Shire Oo Sheegay In Rabshadaha Wadanka Yamen Ay Saameeyeen Puntland.
    Boosaaso(Allmudugnews.com):- Madaxwayne Ku Xigeenka Dawlada Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa sheegay in Rabshadaha Wali Ka Sii Soconaya Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Wadaka Yamen Ay Saamayn wayn ku yeesheeg Puntland....
    25 Apr 2011
    Fadlan Caawi Walaalkaa Aad U Dhibaataysan(Daawo Sawirada).
    Diinteena Suuban Waxay Ina Amraysaa Inaan is Gacan qabano Isuna Gar Gaarno Sida Uu Rasuulkeena Muxamed (CSW) uu Inoo Sheegay Wuxuu yiri (Isku Naxariista Waxaa Laydiin Ka Naxariisanayaa Cairka Oo uu Ugala Jeeday roob Iyo Barwaaqo)....
    24 Apr 2011
    Cadawtinimada Yabarow Iyo Caga-jiidka Puntland(FAALO).
    FAALO:- Waxaa wax lala yaaba ah in idaacada VOA (Codka Mareykanka) ee saldhigeedu tahay magaalada Washingto, ay noqoto hub sumeysan oo lagula dagaalamayo maamulka Puntland. Idaacada VOA waxay ku dhisantahay, laguna masruufaa canshuurta laga soo ururiyo dadka Mareykanka ah oo aan anigaba ka mid ahay; waxaynna aheyd ujeeddada loo abuury inay noqoto idaacad u gudbisa dadka Afsoomaaliga ku hadlo barnaamijyo isku dheerlitiran, oo aan dhanna u janjeerin....
    24 Apr 2011
    Xaalada Dhuusa Mareen Iyo Faah-faahin Wararkii Ugu Danbeeyay
    Dhuusa-mareeb(Allmudugnews.com):- Waxaa saaka degan xaalada degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud kadib markii shalay galab dagaal culus uu ka dhacay gudaha magaaladaasi....
    24 Apr 2011
    Madaxwaye Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Dayriyay Xaalalada Puntland.
    Boosaaso(Allmudugnews.com):- Madaxwayne Ku Xigeenka Dawlada Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa Soo gaaray Magaalada Ganacsiga Puntland Ee Boosaaso....
    23 Apr 2011
    Dawlada Somaaliya Oo Dhaleecaysay Falalkii Argagixiso Ee Gaalkacyo Ka Dhacay.
    Gaalkacyo(Allmudugnews.com):- Dowladda Fadaraalka ah ee Soomaaliaya waxay si adag udhalleecaynaysaa falkii argagixisada ahaa ee 16kii bishan Abril ka dhacay magaalada Gaalkacyo,qaraxaas oo loo adeegsaday baabuur isla markaana lagu dilay Agaasimihii WasaaraddaCaddaaladda ee Gobalka Mudug Alaha U Naxariistee Shiikh Ismaaciil Xaashi Xuseen....
    23 Apr 2011
    War Deg Deg Ah. Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Oo Gaalkacyo Lagu Dilay.
    Gaalkacyo(Allmudugnews.com):- Koox Hubaysan ayaa Gudaha Magaalada Gaalkacyo Ku Dilay Sarkaal ka Tirsan Ciidanka....
    23 Apr 2011
    Shiikh Jaamac C/salaan Oo Beeniyay Warar Ay Qoreen Qaar Ka Mid Ah Warbaahintu.
    Nabadoon Yaasiin Cabdisamad " Kuwa Xilka Laga Qadayna Waan U Tacsiyaynayaa Kuwa La Magacaabayna Waxaan Leeyahay Soo Dhawaada"
    Gaalkacyo(Allmudugnews.com):- Dadwaynaha Magaalada Gaalkacyo ayaa Soo Dhaweeyay Talaabadii Dawlada Puntland Ay Xilalkii Kaga Qaaday Masuuliyiintii Sar Sare Gobolka Mudug. Shabakada Warbaahinta Ee Allmudugnews.co...
    22 Apr 2011
    Nin Indhool Ah Oo Isku Soo Taagay Jagada Madaxwatinimo Ee Soomaaliya.
    Gudoomiyihii Gobolka Mudug Oo Soo Dhaweeyay Talaabada Dawlada Puntland Samaysay.
    Gaalkacyo(Allmudugnews.com):- Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Mudug Col.Axmed Cali Salaad Ayaa Soo Dhaweeyay Xilka qaadista Lagu Sameeyay....
    22 Apr 2011
    Maxaad Kala Socotaa Taariikhda Qadiimiga Ah Ee Degmada EYL Iyo Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Martey (Warbixin Iyo Sawiro)
    EYL : Degmada Eyl ee Gobalka Nugaal waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu qadiimisan Soomaaliya waxayna leedahay Taariikh dheer oo qarni ka badan. Degmadu waxay ka kooban tahay labo qaybood oo lakala yiraahdo DAAWAD iyo BADAY. Daawad waxay ku taal biriga halka Badayna ay dhacdo Xeebta badweynta Hindiya....
    22 Apr 2011
    Wareegtada Madaxwaynaha Dawlada Puntland Xilkii kagaqaday Godomiyihii Gobolka Mudug kuna kaladiray Xubnihii Golaha Deganka Galkacyo.
    Garoowe(Allmudugnews.com):- Madaxwaynaha Dawlada Puntland C/raxmaan Faroole ayaa Maanta Digreeto uu soo saaray xilkii kaga xayuubiyay Gudoomiyihii Gobolka Mudug iyo xubnihii Golaha Deegaanka , waxaa sidoo kale la magacaabay Gudi si kumeel gaar ah u sii wadaya talada Maamulka....
    21 Apr 2011
    War Deg Deg Ah. Gudoomiyihii Gobolka Mudug Oo Xilka Laga Qaaday Iyo Golihii Deegaanka Oo La Kala Diray.
    Gaalkacyo(Allmudugnews.com):- Wareegto Goor Dhaw Ka Soo Xafiiska Madaxwaynaha Dawlada Puntland ayaa Lagu sheegay in Dawladu ay si rasmi Ah u kala dirtay Xubnihii Golihii Deegaanka Degmada Gaalkacyo Sidoo kale Xilkii Gudoomiyanimo Laga qaaday Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Cali Salaad Faarax iyo Dhamaan ku xigeenadiisa....
    21 Apr 2011
    Burcad Badeeda Soomaalida Oo Afduubay Markab Xamuul Oo Laga Leyahay Dalka Konfur Korea
    Indian OceanAllmudugnews.com):- kooxa burcad badeeda somalida ee ka qaweleysta badaha somaliya iyo kuwa kabaxasan waxa ay afduubyo ba.aan ay ku hayaan markiibta isga kal goosha badaha biyah caalamiga burcada badeeda ayaa waxa afduubteen markab laga leeyahay wadanka kuuriyda koonfureed markab ay burcad madeeda ay qafaasheen ayaa waxa uu ah markab nooca xamulka siad ay ku soo warmayaan warbahinda ka howlgala koonfurta kuuriya. ...
    21 Apr 2011
    Gudiga Nabad Galyada Gobolka Mudug Oo Soo Saaray Qodobo Lagu adkaynayo Amaanka Gaalkacyo(Qoraalka)
    Gaalkacyo(Allmudugnews.com):- Gudiga Nabadgalyada Gobolka Mudug oo uu wehliyo Taliyaha Booliska Dhaqacelinta iyo Asluubta Dawlada Puntland Ayaa Soo Saaray Qodobo Lagu Adkaynayo Amaanka Gobolka Mudug....
    20 Apr 2011
    Shir Looga Arinsanayo Xaalada Gobolka Mudug Oo Gaalkacyo Ka Dhacay.
    Gaalkacyo(Allmudugnews.com):- Xarunta Mamulka Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan balaaran oo ay isuguyimaadeen Mamulka Gobolka kan Degmada Gudiga Nabadgalyada,Godomiyaha Maxkamada Darajada koowaad.,Xisaabiyaha Wasaarada Maliyada Gobolka Mudug....
    20 Apr 2011
     
    Magaca:

    Furaha

    Xusuustii Nolasheyda!!!!!!!!!!
    RIYADII LAGU HUNGOOBAY!!!!!!!!!
     
     
    Copyright © Allmudug News- All Rights Reserved